Lionel Messi: waa ciyaaryahan u dhashay wadanka Argentina, waxa uuna dhashay sanadka markuu ahaa (24 june 1987. waxa uu u ciyaaraa koox ka dhisan dalka maraykanka oo la yiraado Inter Miami waxa uuna ku biiray sanadkii ee (2023). waxaa uu na oga yimid kooxda. Reer france ee la yiraa Paris Saint Germain. Tasoo ayana uu biiray sanadkii (2021) waxa uunaoga yimid kooxda Barcelona
Lionel messi iyo Barcelona.
Lionel messi waxa uu Barcelona kusoo biiray (2004) kooxda waxaana u ciiyaaray
(520) ciyaarood waxa uuna u dhaliyay [474 goals] ilaa uu ka tagay (2021)
Messi waa uu jeclaa Barcelona sida uu warbaahinta u sheegay dhowr mar inuu san barcelona ka tagi doonin ilaa uu kubada cagta ka fariisto balse sababo dhaqaale owgeed ayuu oga tagay sanadkii 2021 markaas oo uu biiray kooxda Paris Saint Germain.
MESSI waxa uu ku guulaystay World cup sanadkii (2022) waxayna ahayd markii ugu
horaysay dalkiisa kula guulaysto world cup.
sidoo kale waxaa uu ku guulaystay Ballor D'OR kiisii 8aad. sanadkii tagay (2023).
Goat🐐
ReplyDelete