waa maxay blue card.. se more.

Kubada cagta aduunka  ayaa waxaa lagu soo kordhiyay (Blue card) kaas soo ciyaartoyga la siinayo

marka uu garsoore ku afceliyo ama faawal galo kasoo yellow cardka weyn Red card  gaaarin

waxaa uuna ciyaartoygii la siiyaa uu garoonka ka maqnaanayaa 10 daqiiqo,

waxaa lagu waday maantoo jimcaa inuu dhaqan galo hase  yeeshee 

dood badan oo ka dhalaytay ayaa dib loo dhigay mudo bil.
 

Comments