Ciyaaryahanka qadka dhexe ee liverpool Thiago Alcantara ayaa lasoo wariyaa inuu dhaawac cusub
muruqaa soo gaaray kadib soo laabashadiisii ugu horaysay ciyaartii Arsenal,
thiago waxa uu garoomada ka maqnaa mudo ku dhow hal sano waxa uuna liverpool dib ugu soo laabtay
ciyaartii Arsenal ee todobaadkii tagay tasoo uu ka ciyaaray kaliyaa shan daqiiqo
32jirkaan reer spain oo liverpool oga ciyaara qadka dhexe ayaa wajahaya dhibaatoyin dhawac oo
isku xig xiga tasoo ku sababi karta inuu ka fariisto dhaman kubada cagta.
Comments
Post a Comment