Xabi Alonso waa tababaraha kaliya ee aan laga xili ciyaareedkaan shanta horyaal ee yurub.

 Bayer Leverkusen ayaa laga badin 31 kulan ay ciyaareen xili ciyaareedkan tartamada oo dhan 27 guulood iyo 4 bareejo waxayna dhaliyeen 93 gool, 22 gool na waaa laga dhaliyay

Bayer Leverkusen waxay horyaalka Bundesligaha  ku haysaa 5 dhibcood  oo ay ka korayso kooxda kaalinta 2aad ku jirta ee bayern munch.

Tababarahaan  u dhashay spain ayaa duulaya xili ciyaareedkaan, Xabi Alonso waxa uu kooxdaan 

 qabtay 5 October 2022,  waxa uuna qandaraaskiisu ku egyahay june 2024.

kooxo badan ayaa doon doonaya tababarahan reer Spain ay mid yihiin Chelsea, Real madrid iyo Liverpool

 waxaa ugu cad cad kooxda liverpool  uu  klopp u dhuwaaqay inuu ka yagayo dhamaad xili ciyaareedkan.



Comments